Qeexid

"Qorrax sii dhaceysa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabbal oo kali ah:
  • Qaboobaha xagaaga mar hadduu gabbalku dhaco qofna kuma dhiirrado in uu ka dhex baxo aqalkiisa diirran.
  • Noloshu waa u gabaabsi, gabbalkii u dhacaaba waa u dhiilo, dhaayahiisuna way basaaseen, Habeenba wuxuu isku eegaa daroogada cusub ee magaalada soo gasha.