Qeexid
"Ku g.: ilaa waqtiga go qorraxdu dhicidda ku dhowaato meel ku sugnaansho."
[-saday, -satay]
gabbalgaabs aday
gabbalgaabs atay
f.mg3"Ku g.: ilaa waqtiga go qorraxdu dhicidda ku dhowaato meel ku sugnaansho."
Wadaag:
Galabnimada inteeda dambe ee gabbaldhaca ka horreysa. ld gabbalgaabad.
m.l
Wadaag:
eeg gabbalgaabso. ld gabbalgaabsad, gabbalgaabsi.
m.f.dh
Wadaag:
(f.g) Wax dheer, wax gaaban ka dhigasho.
(f.mg) Codka g.: cod hoos u dhigid.
(f.mg) Ka g.: wax ka tanaasulid.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Wax sii dhammaanaya oo wax yar ka dambeeyaan noqosho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Ku g.: ilaa gabbal dhaca meel joogid.
U g.: wax samayntooda ilaa gabbaldhaca sugid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
ka g.: wax gabbaad ka dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Geed-gaab la beero oo leh caleemo balballaaran iyo ubax wareegsan oo hurud ah oo hadba meesha qorraxdu ka jirto u jeesta oo laga miiro mirihiisa saliid. ld gabbalday.
m.l
Wadaag:
Waqti qorraxdu sii dhacayso iftiinkeeduna gabaabsi yahay. ld gabbaldhicid.
m.l
Wadaag:
Gabbalgaab.
Qof wahsi badan oo aan shaqada jecleyn.
m.l
Wadaag: