Qeexid
"Nabar la soo tuuray balfin, weecin, celin."
[-iyay, -isay]
gabb yay
gabb say
f.g2"Nabar la soo tuuray balfin, weecin, celin."
Wadaag:
Ilaalo koox ah oo loo diro col inay soo indha-idheeyaan. ld gabgabbi.
m.dh.u
Wadaag:
Wax la soo riday ama lo soo tuuray gabbaad ka gelid. ld gabboo, gambo2.
f.mg3
-baday, -batay
Wadaag:
Cid, nabar ay la miyir beesho surka kaga dhufasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Lacag ama hanti kale oo beelo meel wada daggani bixiyaan oo la siiyo dowlad ama boqortooyo; sedo, ammaan.
m.dh
Wadaag:
Xil saaran ka soo bixi waayid (qof).
Wax samayntiisa awood u waayid. ld geb2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
.r Cod lagu muujiyo shanqar gaaban oo kedis ah. ld geb1.
m.dh.sh
Wadaag:
eeg gabbo. ld gabbad1, gabbood, gambad, gambasho.
m.f.dh
Wadaag: