Qeexid
Wax la gabeeyey ahaansho (nafley).
[-snaa, -snayd]
f.mg4Wax la gabeeyey ahaansho (nafley).
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la gabagabeeyay ahaansho. ld gebagge- beysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg gabeysan. ld gabeysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gabee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gabagga- beysan. ld gabaggabeysnaansho,
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Cid wax degdeg ku jiro ahaansho
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax gaso la geliyay ahaansho (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax gal ku jira ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-smay, -santay; -smid) Wax la gufeeyey noqosho. ld cufaysan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax guf loo yeelay ahaansho. ld cufaysan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la daddaabeeyay ahaansho (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld gabaggabeysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Inan yar.
Qeexid Xigta: Deero yar oo lab ah.
Qeexid Kale: G. ah: wax tiro yar. ld gibin1, gifin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Gabar yar.
Qeexid Xigta: Deero yar oo dheddig. ld gibin2, gifin2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Socod cag culus oo aad mooddo in qofka tallaabsigu dhibayo.
Qeexid Xigta: Dabin qaab saab leh oo shinbiraha lagu dabo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Xoolo la dhibeeyay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax gaajo hayso ahaansho. ld qaajaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax dhir udgoon lagu daray ahaansho (cunto).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la gaggabiyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax madaxa gambo u saarantahay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax tumid lagu jilciyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]