Qeexid

".r G. leh: erey lagu muujiyo cagajiidid ama ciirciirid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabgab oo kali ah:
  • "Ma aqbali karno afduubyada loo geysanayo dadka gargaaraya shacabkeena, waa dad marti inoo ah, dhaqankeenuna ma ogola in waxyeelo loo geysto martida" ayuu yiri Ugaas Xasan Ugaas Maxamed oo saxafiyiinta la hadlay markii uu kulankoodu soo gabgaboobay.
  • Hada waxan joognaa February, cidna waxba kuma guuleysato bisha February, wali shaqo badan oo la qabto ayaa dhiman waxanan u baahanahay wali in aan dhibco badan ku guuleysano” ayuu hadalkiisa ku soo gabgabeeyay David Villa.