Qeexid
"eeg gabgablee."
"eeg gabgablee."
Wadaag:
Gabgab samayn.
Falal cagajuglayn cid loola yimaado.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
.r G. leh: erey lagu muujiyo cagajiidid ama ciirciirid.
m.dh.sh
Wadaag:
Socod cagajiid ah oo aan qasad lahayn samayn.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Ciyaar dhaqameed oo qaabka loo dheelo ama dhaqdhaqaaqeeda laga soo minguuriyay shimbirka la yiraahdo gabley.
m.dh
Wadaag: