Qeexid
"eeg gab. ld gabniin, gebid."
"eeg gab. ld gabniin, gebid."
Wadaag:
(jool.) Carro tuulka ku samaysma webiga labadiisa dacal marka uu fataho.
m.l
Wadaag:
Dhul carro san ah oo aan qaniin lahayn. ld gebiib.
m.dh.kh
Wadaag:
Cid, nabar ay la miyir beesho surka kaga dhufasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
.r Cod lagu muujiyo shanqar gaaban oo kedis ah. ld geb1.
m.dh.sh
Wadaag:
Xil saaran ka soo bixi waayid (qof).
Wax samayntiisa awood u waayid. ld geb2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: