Qeexid
"Socod cagajiid ah oo aan qasad lahayn samayn."
[-leeyay, -leysay]
gable eeyay
gable eysay
f.mg2"Socod cagajiid ah oo aan qasad lahayn samayn."
Wadaag:
Gabgab samayn.
Falal cagajuglayn cid loola yimaado.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Socod cag culus oo aad mooddo in qofka tallaabsigu dhibayo.
Dabin qaab saab leh oo shinbiraha lagu dabo.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Wax gal ku ridid.
Shax badin.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Labada lugood oo isku duuban oo kol ama ka badan boodid.
Timo haween si rable ah u samayn.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Qof carruurtii ka le'atay noqosho.
Qof gaboobay oo aan carruur lahayn noqosho. ld goblan2.
f.mg1
Wadaag:
Cid gablan ka dhigid. ld goblami.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Candho guran oo aan caano lahayn. ld gabto, gabtood, gabtool1.
m.l.kh
Wadaag:
.r Cod lagu muujiyo shanqar gaaban oo kedis ah. ld geb1.
m.dh.sh
Wadaag:
Wax guran oo aan caano lahayn noqosho. ld gabtool2.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Wax iftiin badan oo indhaha dhibeya leh ahaansho.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Xil saaran ka soo bixi waayid (qof).
Wax samayntiisa awood u waayid. ld geb2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: