Qeexid
"Nooc shimbiraha ka mid ah; habas."
"Nooc shimbiraha ka mid ah; habas."
Wadaag:
Socod cagajiid ah oo aan qasad lahayn samayn.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Gabgab samayn.
Falal cagajuglayn cid loola yimaado.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
(-eeyo, m.dh) Billaawe weyn oodhererkiisu yahay qiyaastii soddon sintimitir.ld amley.
m.dh
Wadaag:
Geed ka mid ah dalagga la beerto oo leh caleemo balballaaran, dhaadheerna, wuxuuna dhalaa iniino badar oo la cuno lagana miiro saliid; arabbikhi.
m.dh
Wadaag:
Ciyaar dhaqameed oo qaabka loo dheelo ama dhaqdhaqaaqeeda laga soo minguuriyay shimbirka la yiraahdo gabley.
m.dh
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (c.nafl) Dir ka mid ah faylam hoosaadka siliyofaara; xubnaha dirkana noloshooda oo dhan waxay leeyihiin gan.
m.dh
Wadaag:
(-yo, m.l) Jirka dadka inta xudunta ka korreysa luquntana ka hoosaysa.
m.dh
Wadaag:
Qof carruurtii ka le'atay noqosho.
Qof gaboobay oo aan carruur lahayn noqosho. ld goblan2.
f.mg1
Wadaag:
Cid gablan ka dhigid. ld goblami.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
.r Cod lagu muujiyo shanqar gaaban oo kedis ah. ld geb1.
m.dh.sh
Wadaag:
Candho guran oo aan caano lahayn. ld gabto, gabtood, gabtool1.
m.l.kh
Wadaag:
Wax guran oo aan caano lahayn noqosho. ld gabtool2.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag: