Qeexid

"Dulmi; gardarro, eex."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabood oo kali ah:
  • Waxaa dhulka Puntland marin ka dhigta dhallinyaro badan oo ka yimaada Muqdisho iyo koonfurta Soomaaliya oo u gudba woqooyi galbeed, dabadeedna ku soo laabta Puntland oo gabood-fal ka geysta.
  • Ma cadde sababta ay dileen gabdhahaan ninkaan ka tirsan ciidamada dowlada balse warar ana la xaqiijin aya sheegaya in ay jirtey gabood fal loo gaystey gabdhahaan, Labadan gabdhood ayaa sida masu'iliyiinta gobolka sheegayaan ay mid ka mid ah uur laheyd.