Qeexid
"Gardarro bareer ah oo cid lagu sameeyo."
Qeexid Xigta
ld gaboodfalid.
"Gardarro bareer ah oo cid lagu sameeyo."
ld gaboodfalid.
Wadaag:
Ku g.: gardarro bareer ah cid ku samayn.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Galka fallaaraha lagu rito; qule. ld gabooyo.
m.l
Wadaag:
Meel godan oo biyo ku jiraan.
Warqad adag oo xaashiya lagu kaydiyo; fayl.
m.l
Wadaag:
Nin aan muslin ahayn.
Nin aan raxmad lahayn.
ld faranji. 4. ld ceelgeel: Ceel biyo badan oo aan dhano la hayn; ceelgaal. 5. ld geel (haruubgaal, xeryagaal iwm).
m.l
Wadaag:
Duqnimo iyo da'weyni nafleydu gaarto markay muddo dheer noolaato.
m.l
Wadaag:
Muddo badan noolaansho.
Da' weyn oo aan wax la qabsan karin gaarid.
f.mg1
Wadaag: