Qeexid
"Ku g.: gardarro bareer ah cid ku samayn."
[-alay, -ashay]
gaboodfal2 lay
gaboodfal2 shay
f.mg1"Ku g.: gardarro bareer ah cid ku samayn."
Wadaag:
Gardarro bareer ah oo cid lagu sameeyo.
ld gaboodfalid.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Galka fallaaraha lagu rito; qule. ld gabooyo.
m.l
Wadaag:
Nuur dayaxa isku wareejiya.
Buqshad.
Shay wax lagu xafido (sida seef, billaawe iwm).
m.l
Wadaag:
Haweeney aan muslin ahayn.
Haweeney aan raxmad lahayn; gaalad.
Hab; dabeecad.
m.dh
Wadaag:
Duqnimo iyo da'weyni nafleydu gaarto markay muddo dheer noolaato.
m.l
Wadaag:
Muddo badan noolaansho.
Da' weyn oo aan wax la qabsan karin gaarid.
f.mg1
Wadaag: