Qeexid
"(-yayaal, m.l/dh) Galka fallaaraha lagu rito; qule. ld gabooyo."
"(-yayaal, m.l/dh) Galka fallaaraha lagu rito; qule. ld gabooyo."
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Meel hadba waqti go'an oo lagu heshiiyey ay ganacsatadu wax ku kala iibsadaan; carwo.
m.l
Wadaag:
Duqnimo iyo da'weyni nafleydu gaarto markay muddo dheer noolaato.
m.l
Wadaag:
Muddo badan noolaansho.
Da' weyn oo aan wax la qabsan karin gaarid.
f.mg1
Wadaag:
Gardarro bareer ah oo cid lagu sameeyo.
ld gaboodfalid.
m.l
Wadaag:
Ku g.: gardarro bareer ah cid ku samayn.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag: