Qeexid

"Duqnimo iyo da'weyni nafleydu gaarto markay muddo dheer noolaato."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabow oo kali ah:
  • Guddiga raashin qeybinta ee Ganacsatada iyo culumada u xil saareen ayaa waxay sheegeen in xalay ay bilaabatay raashin qeybintan ayna soo gabagabowday saakay, iyadoo ay sidoo kale sheegeen in ay ka faa'iideysteen 2200 qoys oo dadka xeryaha ku jira ah.
  • Kolka aad gabowdo, tabartii ayaa yaraaneysa mana aad awoodi doontid wax badan oo aad awoodey kolkii aad dhalinyarada ahayd.