Qeexid
"Duqnimo iyo da'weyni nafleydu gaarto markay muddo dheer noolaato."
"Duqnimo iyo da'weyni nafleydu gaarto markay muddo dheer noolaato."
Wadaag:
Muddo badan noolaansho.
Da' weyn oo aan wax la qabsan karin gaarid.
f.mg1
Wadaag:
Dhumidda laga dhumo jidka toosan.
ld haabab. H. ah: qof jidkii toosnaa ka dhumay.
H. ah: dad cayr la dalaabay. 4. ld habaabid.
m.l
Wadaag:
Badar aan aad u bislaan.
Shaah caddays ku yar yahay.
Miro aan aad u bislaan.
m.l.kh
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Galka fallaaraha lagu rito; qule. ld gabooyo.
m.l
Wadaag:
Xil saaran ka soo bixi waayid (qof).
Wax samayntiisa awood u waayid. ld geb2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Dhac weyn.
Dhameystirka lagu sameeyo hawl, arrin iwm. ld gebaggebo.
m.dh
Wadaag:
.r Cod lagu muujiyo shanqar gaaban oo kedis ah. ld geb1.
m.dh.sh
Wadaag: