Qeexid
"Nafley badan meel wada fariisasho. ld gabaaro."
[-raday, -ratay]
gabr aday
gabr atay
f.g3"Nafley badan meel wada fariisasho. ld gabaaro."
Wadaag:
Wax la khayaamay ahaansho (cid).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax badan oo meel wada fadhiya noqosho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la khayaamay ahaansho (cid).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Lacag ama hanti kale oo beelo meel wada daggani bixiyaan oo la siiyo dowlad ama boqortooyo; sedo, ammaan.
m.dh
Wadaag:
Xil saaran ka soo bixi waayid (qof).
Wax samayntiisa awood u waayid. ld geb2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
.r Cod lagu muujiyo shanqar gaaban oo kedis ah. ld geb1.
m.dh.sh
Wadaag:
Wax la soo riday ama lo soo tuuray gabbaad ka gelid. ld gabboo, gambo2.
f.mg3
-baday, -batay
Wadaag: