Qeexid

"Meel aan dhir iyo caws midna lahayn oo lamadegaan ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gabxo oo kali ah:
  • Gabxo iyo gabaaddiir habeen, gabbal madoobaaday Gogol iyo nimaan haysan guri, iyo gabbaad toona Oo gama¢ ladaayaan arkee, sheeg haddaad gartato?