Qeexid

"ld Gacaliso; gacaltooyo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gacalo oo kali ah:
  • Faadumo waxay ku war-heshay ninkii ay geerida ku tirisay oo intuu mar qudha gacmaha ka seeraarshey garbaduub u soo qabsaday,laabta ku cadaadinaya, gacalo-milicsanaya, gadhka iyo labada dhaban ka dhunkanaya!
  • Qummane:”nimaanad saacad ku baran sannd kuma baratid” lo’aadna kulaylkaa lagu jaraa” baa la yidhi,waa sidee gacalo ma barashaa isugu keen dhiman?