Qeexid
"Qof gacal ka dhigasho."
[-saday, -satay]
gacals aday
gacals atay
f.g3"Qof gacal ka dhigasho."
Wadaag:
Jacayl cid loo hayo.
Saaxiibtinnimo, qaraabannimo, iwm oo cid ka dhexeysa.
m.l.u
Wadaag:
Qof haween ah oo aad loo jecelyahay. ld gacalo (1).
m.dh
Wadaag:
Cay kaftan ku dheehanyahay oo dad gacal ahi isujeediyaan. ld gacalcunid.
m.l
Wadaag:
gacan xoodnaan m.dh (-cmo ..., m.l) Gacanka goobada ee xoodan halka bar ee xodka.
Wadaag:
(-ammo/-nno, m.dh) (xis.) Xarriiq toosan ee ka timaada xuddunta kuna dhammaata bar ku taalla meeriska goobada ama fogaanta ka bilaabata xuddunta kubbad, kuna dhammaata bar ku taal dusha kubbadda.
m.l
Wadaag:
Xubinta faraha leh ee dadka wax ku qabsado.
Xubin dheer, madaxa maroodiga ka laallaadda oo uu wax ku qabsado kana neefsado.
Dhegta weelasha iwm.
m.dh
Wadaag:
Is jeclaan iyo is qaddarin dad ka dhexeysa. ld gacalo (2).
m.dh
Wadaag:
Faa'iido badan helid.
Nin, gabar uu guursaday oo aan ciddeedu dhisin kaxaysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Cunto gowsaha ku burburin. ld calasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(daaw.) Mudidda xididdada dhiigga celiya midkood (aroore).
m.l
Wadaag: