Qeexid
"(-ammo/-nno, m.dh) (xis.) Xarriiq toosan ee ka timaada xuddunta kuna dhammaata bar ku taalla meeriska goobada ama fogaanta ka bilaabata xuddunta kubbad, kuna dhammaata bar ku taal dusha kubbadda."
"(-ammo/-nno, m.dh) (xis.) Xarriiq toosan ee ka timaada xuddunta kuna dhammaata bar ku taalla meeriska goobada ama fogaanta ka bilaabata xuddunta kubbad, kuna dhammaata bar ku taal dusha kubbadda."
Wadaag:
gacan xoodnaan m.dh (-cmo ..., m.l) Gacanka goobada ee xoodan halka bar ee xodka.
Wadaag:
Xubinta faraha leh ee dadka wax ku qabsado.
Xubin dheer, madaxa maroodiga ka laallaadda oo uu wax ku qabsado kana neefsado.
Dhegta weelasha iwm.
m.dh
Wadaag:
Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo.
Labada ilig ee sare middood.
Bir, qori iwm qoroofan oo wax la suro.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Mudidda xididdada dhiigga celiya midkood (aroore).
m.l
Wadaag:
Dhibaato la kulmid.
U g.: qof cadow ah ka xoog badan oo aan u tureyn gacantiisa gelid.
f.mg1
Wadaag:
Jacayl cid loo hayo.
Saaxiibtinnimo, qaraabannimo, iwm oo cid ka dhexeysa.
m.l.u
Wadaag:
Cid dhibaato dhaxalsiin.
U g.: cid kale oo cadow ah gacantooda gelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la gurracay ahaansho.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
Wax qaarka hore midab ku leh ahaansho (ri').
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-nno, m.dh) Gaadiid dhuleed yar, matoor lahayn, gacanta lagu wado oo hal shaag leh. ld gaarigacmeed.
m.l
Wadaag: