Qeexid
"Wax dad kale leeyahay idin la'aan faragelin."
[-fay, -ftay]
gacandhaaf2 ay
gacandhaaf2 tay
f.g1"Wax dad kale leeyahay idin la'aan faragelin."
Wadaag:
Faragelinta idan la'aan lagu sameeyo wax qof kale leeyahay.
ld gacandhaaf.
m.l
Wadaag:
Is m.: is afgaranwaayid, isku khilaafid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Qof laga dhintay wax siin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(daaw.) Mudidda xididdada dhiigga celiya midkood (aroore).
m.l
Wadaag:
Laba qof ama ka badan isfahmiwaayid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax ka dheeraan iyada oo muujinaya diidmo iyo nicitaan (nafley).
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
gacan xoodnaan m.dh (-cmo ..., m.l) Gacanka goobada ee xoodan halka bar ee xodka.
Wadaag:
(-ammo/-nno, m.dh) (xis.) Xarriiq toosan ee ka timaada xuddunta kuna dhammaata bar ku taalla meeriska goobada ama fogaanta ka bilaabata xuddunta kubbad, kuna dhammaata bar ku taal dusha kubbadda.
m.l
Wadaag:
Xubinta faraha leh ee dadka wax ku qabsado.
Xubin dheer, madaxa maroodiga ka laallaadda oo uu wax ku qabsado kana neefsado.
Dhegta weelasha iwm.
m.dh
Wadaag:
Wax muggiisa badar ka badan lagu shubay noqosho (weel).
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Naag la qabo nin kale in uu u galmoodo aqbalid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Xoolo kalkii ay ku cabbi jireen dhaafid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag: