Qeexid
"U g.: cid gacan u lulid ayadoo salaan loola jeedo."
Qeexid Xigta
U g.: cid gacan u lulid iyadoo la wacayo.
[-iyay, -isay]
gacangelis yay
gacangelis say
m.l"U g.: cid gacan u lulid ayadoo salaan loola jeedo."
U g.: cid gacan u lulid iyadoo la wacayo.
Wadaag:
Cid dhibaato dhaxalsiin.
U g.: cid kale oo cadow ah gacantooda gelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Harag, shiraac, balaastig iwm oo gacmaha la gashado.
m.l
Wadaag:
Dhibaato la kulmid.
U g.: qof cadow ah ka xoog badan oo aan u tureyn gacantiisa gelid.
f.mg1
Wadaag:
gacan xoodnaan m.dh (-cmo ..., m.l) Gacanka goobada ee xoodan halka bar ee xodka.
Wadaag:
Xubinta faraha leh ee dadka wax ku qabsado.
Xubin dheer, madaxa maroodiga ka laallaadda oo uu wax ku qabsado kana neefsado.
Dhegta weelasha iwm.
m.dh
Wadaag:
(-ammo/-nno, m.dh) (xis.) Xarriiq toosan ee ka timaada xuddunta kuna dhammaata bar ku taalla meeriska goobada ama fogaanta ka bilaabata xuddunta kubbad, kuna dhammaata bar ku taal dusha kubbadda.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Mudidda xididdada dhiigga celiya midkood (aroore).
m.l
Wadaag:
Qof haween ah oo aad loo jecelyahay. ld gacalo (1).
m.dh
Wadaag: