Qeexid
"Ul ama wax la mid ah oo marka la socdo gacanta lagu qaato."
Qeexid Kale
Lacag yar oo ganacsi lagu bilaabo. 4. ld gacanqabasho.
Qeexid Xigta
Lacag yar oo lagama maarmaanka lagu iibsado.
"Ul ama wax la mid ah oo marka la socdo gacanta lagu qaato."
Lacag yar oo ganacsi lagu bilaabo. 4. ld gacanqabasho.
Lacag yar oo lagama maarmaanka lagu iibsado.
Wadaag:
Faa'iido badan helid.
Nin, gabar uu guursaday oo aan ciddeedu dhisin kaxaysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg gacanqabso. ld gacanqabsad, gacanqabsi (4).
m.f.dh
Wadaag:
Dagaal yar oo gacan la adeegsanayo.
Salaan kalgacaltooyo.
Siin; waxbixin. 4. ld gacanqaadid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid gacan ku salaamid.
(f.g) Qof xaal siin.
(f.mg) Dagaal bilaabid. 4. (f.mg) U g.: cid wax ugu deeqid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
gacan xoodnaan m.dh (-cmo ..., m.l) Gacanka goobada ee xoodan halka bar ee xodka.
Wadaag:
Xubinta faraha leh ee dadka wax ku qabsado.
Xubin dheer, madaxa maroodiga ka laallaadda oo uu wax ku qabsado kana neefsado.
Dhegta weelasha iwm.
m.dh
Wadaag:
(-ammo/-nno, m.dh) (xis.) Xarriiq toosan ee ka timaada xuddunta kuna dhammaata bar ku taalla meeriska goobada ama fogaanta ka bilaabata xuddunta kubbad, kuna dhammaata bar ku taal dusha kubbadda.
m.l
Wadaag:
Dhibaato la kulmid.
U g.: qof cadow ah ka xoog badan oo aan u tureyn gacantiisa gelid.
f.mg1
Wadaag:
(daaw.) Mudidda xididdada dhiigga celiya midkood (aroore).
m.l
Wadaag: