Qeexid

"Diidmo."

Qeexid Xigta

ld gacansayrid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gacansayr oo kali ah:
  • Shariif ayaa dhawaan sheegay inuu isbadal ku sameyn doono DF uuna soo magacaabi doono Ra'iisul wasaare cusub oo badala Sharma'arke, taasoo uu ku gacansayray kuna tilmaamay mid aan sharci ahayn.
  • Xasan Daahir iyo Indhocade ayaa waxaa dhawaanahan u socday heshiis hoosaad, iyadoo kooxda Al-shabaab ay ku gacansayrtay heshiiskaas, kuna tilmaantay mid aan jirin.