Qeexid

"Gargaaridda, caawinidda."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gacansiin oo kali ah:
  • Caado ayey u noqotay Maamulka Somaliland in ay bulsho meel wada deggan colaad dhex-dhigaan iyagoo gacansiin ku salaysan Qabyaalad kula kacaya dadka shacabka ah.
  • Faysal Cali Warabe ku balbalaadhiyey qadiyadda Somaliland iyo sidii dawladda Norway uga gacansiinlahayd mashaariicda horumarineed ee laga hirgelinayo Somaliland si loo xoojiyo xasiloonida iyo nabadda ka hanaqaaday Somaliland.