Qeexid
"ld gacantogaaleyn."
"ld gacantogaaleyn."
Wadaag:
Wax durugsan laacid.
Ammaano loo dhiibtay ku takrifalasho (qof).
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg gacantogaalee. ld gacantogaale, gacantogaaleys.
m.f.dh
Wadaag:
Wax durugsan laacid.
Ammaano loo dhiibtay ku takrifalid (qof).
Hanti si tashiil la'aan ah u isticmaalid.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag:
eeg gacanto gaaleyso. ld gacantogaalaysad, gacanto gaaleysi.
m.f.dh
Wadaag:
gacan xoodnaan m.dh (-cmo ..., m.l) Gacanka goobada ee xoodan halka bar ee xodka.
Wadaag:
(-nno, m.dh) Gaadiid dhuleed yar, matoor lahayn, gacanta lagu wado oo hal shaag leh. ld gaarigacmeed.
m.l
Wadaag:
Xubinta faraha leh ee dadka wax ku qabsado.
Xubin dheer, madaxa maroodiga ka laallaadda oo uu wax ku qabsado kana neefsado.
Dhegta weelasha iwm.
m.dh
Wadaag:
(-ammo/-nno, m.dh) (xis.) Xarriiq toosan ee ka timaada xuddunta kuna dhammaata bar ku taalla meeriska goobada ama fogaanta ka bilaabata xuddunta kubbad, kuna dhammaata bar ku taal dusha kubbadda.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Mudidda xididdada dhiigga celiya midkood (aroore).
m.l
Wadaag:
Dhibaato la kulmid.
U g.: qof cadow ah ka xoog badan oo aan u tureyn gacantiisa gelid.
f.mg1
Wadaag:
Cid dhibaato dhaxalsiin.
U g.: cid kale oo cadow ah gacantooda gelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Cid gacan ku salaamid.
(f.g) Qof xaal siin.
(f.mg) Dagaal bilaabid. 4. (f.mg) U g.: cid wax ugu deeqid.
f.g
-day, -dday
Wadaag: