Qeexid

"(-rayaal, m.l/dh) Kaaliye; hoosjiooge."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gacanyare oo kali ah:
  • Markaas oo noqday gacanyare asiga oo 13jir.
  • Waxaa la samayn doonaa sadex Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeen iyo Wasiiro, iyo sidoo kale Wasiiro taageerayaal ah ama Gacanyare ah.