Qeexid
"Nooc geed oo saaqe ah."
"Nooc geed oo saaqe ah."
Wadaag:
Harag, shiraac, balaastig iwm oo gacmaha la gashado.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Galka fallaaraha lagu rito; qule. ld gabooyo.
m.l
Wadaag:
(c.fal.) Koox afar xiddigood ah oo laga arki karo kubbad badhka koonfureed, oo u habeysan qaab laanqayreed, dhibibka ugu dheer ee barahooduna uu yahay koonfur; haddii dhidibkaas la fidiyo 4 jeer dherekiisa, waxa soo baxaya bar u dhowr cidhifka koonfureed. Marka kooxdaa xiddigaha ah waxa lagu isticmaalaa kubbad-badhka koofureed, sida xiddig cidhifeedka kubbad-badhka waqooyi, si jihada loo ogaado.
m.l
Wadaag:
Geed faalala oo leh bari wayn oo xooluhu ku harraadbeelaan.
m.l
Wadaag: