Qeexid
"eeg gacnabar."
"eeg gacnabar."
Wadaag:
ld garaangarid, garaangirid, giraangirid, giringirid.
m.f.dh
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh) Geed faalala oo geedaha kale isku maro, leh laamo caleemo leh, oo dhecaankiisu jirka guba.
m.l
Wadaag:
gabar lg1 (-bray, -bartay; -bri) 1. (f.g) Cid wax khayaanid. 2. (f.lg) Wax badan meel isugu keenid.
Wadaag:
(-syo, m.dh) Jiididda qof keligiis ah dowlis labada gacmood ku soo jiido; Nintoocsi.
m.l
Wadaag: