Qeexid

"Badeeco lacag ku beddelid."

Qeexid Kale

Weyso burin.

Qeexid Xigta

Wax tirid.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Roob baa raadkii gaday.”

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb