Qeexid
"Qaabka iyo xeeladaha kudmada barid."
[-ray, -rtay]
gadaalabbar2 ay
gadaalabbar2 tay
f.g1"Qaabka iyo xeeladaha kudmada barid."
Wadaag:
Barashada, qaabka iyo xeeladaha kudmada.
ld gadaalabbarid.
m.l
Wadaag:
Labo meelood oo isle'eg u qaybin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
gadaal baah m.l (fiis.) Baahidda ama qalloocsanka hirar, marka ay dhexmarayaan dalool ama la laabmayaan wareegga geftinka oodan ama hor-joogsi sida derbi.
Wadaag:
gadaal baah m.l (fiis.) Baahidda ama qalloocsanka hirar, marka ay dhexmarayaan dalool ama la laabmayaan wareegga geftinka oodan ama hor-joogsi sida derbi.
Wadaag:
Aqoonta xooluhu u leeyihiin kudmada (awr).
Kasmo iyo aqoon u lahaasho xubnaha taranka: isutaggooda iyo sida caruurta loo dhalo ama u dhalato. ld gaadala-aqoon.
m.dh
Wadaag:
Saabka weelasha qaarkiisa kore.
Qoriga ku wareegsan saabka fooddiisa sare.
m.l
Wadaag:
Haweyney aan weli la guursan; inan.
Cadrad. ld geber, gabadh.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Lacag ama hanti kale oo beelo meel wada daggani bixiyaan oo la siiyo dowlad ama boqortooyo; sedo, ammaan.
m.dh
Wadaag:
Qof dhawaan meherad, balwad iwm bilaabay oo aan waaya aragnimo u lahayn. ld gadaalmagaar.
m.l
Wadaag:
Wax gadaan loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-mnaa, -mnayd
Wadaag: