Qeexid Xigta
ld gedfid.
ld gedfid.
Wadaag:
Wax, wax ku gadaaman ahaansho.
Wax, wax kale dahaar looga dhigay ahaansho. ld gedfan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Badeeco lacag ku beddelid.
Wax tirid.
Weyso burin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
ld gadood1, gedaad1, gedaadid, gedood1, gedoodid, gadoodsan f.mg4 () Wax gadooday ahaansho. ld gedaadsan, gedoodsan, gidaadsan.
m.f.dh
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg gadfan. ld gadfanaansho, gedfanaan, gedfa- naansho.
m.f.dh
Wadaag:
(-wyo, m.dh) Ul ama ka badan oo wareegsan, oo lagu xiro afka sare ee saab, wadaan, iwm. ld gedow.
m.l
Wadaag: