Qeexid
Nooc ka mid ah kalluunka badda. ld gediir.
Nooc ka mid ah kalluunka badda. ld gediir.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Waqtiga kala bara gelinka hore iyo gelinka dambe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg gad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld gesiir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo.
Qeexid Xigta: ld gallayr.
Qeexid Kale: ld gariirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld gadiir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.kh
Qeexid: Meel dhibaato saameysay oo aan dad iyo duunyo ku noolayn.
Qeexid Xigta: Dhibaato weyn. ld gabaahiir, gaabahiiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Badeeco lacag ku beddelid.
Qeexid Xigta: Wax tirid.
Qeexid Kale: Weyso burin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Wax kasta oo la rarto, laguna guuri karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld Gaahi; gahayr.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Gahayr noqosho (miro).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nin weyn oo aan gar lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Bir yar oo garka lagu xiirto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld gawdiid2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld gawdiid1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax abaar darani heshay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax aan raxmad lahayn noqosho. ld geseriir2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir.
Qeexid Xigta: Dhogor dhaadheer oo orgida, dameeraha, biciidka iwm tunkooda ka baxda.
Qeexid Kale: Wejitub; biriir; u furuqdhoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -atay, -adatay
Qeexid: Badeeco lacag ku baddalasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Midabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-rro, m.dh) Ceeb weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]