Qeexid

"Lo'gisi iwm weeyraxa ay sameeyaan."

Qeexid Kale

ld gadoodid. ld gedaad1, gedood1, gidaad1.

Qeexid Xigta

Kacdoon dad badani sameeyaan, iyagoo si adag uga dhiidhiyaya wax ay diiddanyihiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gadood oo kali ah:
  • Madaxweynaha Puntland oo muddo gaaban ku sugnaa Puntland ayaa kulan uu la qaatey ciidamada ugu sheegey in xukumadiisu wax mushahar ah u hayn xogagas taas oo sababtey in qaybo kamid ah gadoodaan.
  • Maamulka Degmada Wanlaweyn oo wax laga weydiiyay arrintaas ayaa waxay sheegeen inaysan ka hadlin karin xilligaan waxa dhacay, waxayse qireen in askar gadoodsan ay ficilkaas sameeyeen dadka deegaanka ku dhowna ay bililiqada gacan ka geysteen.