Qeexid Xigta
ld gadood1, gedaad1, gedaadid, gedood1, gedoodid, gadoodsan f.mg4 () Wax gadooday ahaansho. ld gedaadsan, gedoodsan, gidaadsan.
[-naa, -nayd]
gadoodid aa
gadoodid ayd
m.f.dhld gadood1, gedaad1, gedaadid, gedood1, gedoodid, gadoodsan f.mg4 () Wax gadooday ahaansho. ld gedaadsan, gedoodsan, gidaadsan.
Wadaag:
Lo'gisi iwm weyrixid.
Dad badan, wax ay diiddanyihiin si adag uga dhiidhiyid. ld gedaad2, gedood2, gidaad2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Lo'gisi iwm weeyraxa ay sameeyaan.
Kacdoon dad badani sameeyaan, iyagoo si adag uga dhiidhiyaya wax ay diiddanyihiin.
ld gadoodid. ld gedaad1, gedood1, gidaad1.
m.l
Wadaag:
Saabley.
Qaybta dambe ee lafdhabarta.
Weel aan buuxin.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Meel godan oo ciid adag ama dhadhaab ah oo marka roobku da'o xareedda laga dhurto.
m.l
Wadaag:
eeg gadoodsan. ld gadoodsanaansho; gedoodsanaan, gedoodsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(-wyo, m.dh) Ul ama ka badan oo wareegsan, oo lagu xiro afka sare ee saab, wadaan, iwm. ld gedow.
m.l
Wadaag: