Qeexid
"(f.g) Khalad samayn."
Qeexid Kale
(f.mg) U g.: cid meelkadhac ku samayn.
Qeexid Xigta
(f.g) Haleeli waayid.
[-fay, -ftay]
gaf2 ay
gaf2 tay
f.g"(f.g) Khalad samayn."
(f.mg) U g.: cid meelkadhac ku samayn.
(f.g) Haleeli waayid.
Wadaag:
Wax ka dheeraan iyada oo muujinaya diidmo iyo nicitaan (nafley).
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax qaab wareegsan u yeelid.
Wax, wax kale ku dahaarid. ld gedef2.
f.g1
Wadaag:
(-nayaal, m.l) Dulin shilinta ka weyn, maqaar jilicsan oo ku nool dhiigga nafleyda.
m.l
Wadaag:
Wax dad kale leeyahay idin la'aan faragelin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Neef xoolo ah, wax aan irmaanayn rimanaynna noqosho. ld galoofow.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag: