Qeexid

"(-rro, m.dh) Afka iyo sanka nafleyda."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gafuur oo kali ah:
  • Shimbirta waxee leedahay Gafuur dhuuban iyo indho yar yar.
  • Habar dalkaas u dhalatay ayaa gafuurka feedh lagaga dhuftay, kadib markii ay boqorka afka u dhuubtay oo damacday inay dhunkato, laakiin ilaaladii u malaysay inay habartu boqorka qaniinayso.