Qeexid
"Nabar surka ku dhacay la miyir beelid."
Qeexid Xigta
Xanuun surka culaysiya dareemid.
[-bay, -btay]
gaggab2 ay
gaggab2 tay
f.mg1"Nabar surka ku dhacay la miyir beelid."
Xanuun surka culaysiya dareemid.
Wadaag:
Xil saaran ka soo bixi waayid (qof).
Wax samayntiisa awood u waayid. ld geb2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Cid, nabar ay la miyir beesho surka kaga dhufasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Kufidda iyo miyirbeelidda uu dhaliyo nabar surka ku dhacay.
Xanuun surka culaysiya.
ld gaggabid.
m.l
Wadaag:
Wax la gaggabiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhac weyn.
Dhameystirka lagu sameeyo hawl, arrin iwm. ld gebaggebo.
m.dh
Wadaag:
(sh.r) cod lagu muujiyo jug xoog leh.
G. ah: qof mintid ah oo gacan'adag.
m.dh
Wadaag:
Wax la gabagabeeyay ahaansho. ld gebagge- beysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: