Qeexid

"ld gaahiir 1. Miro aan bislaan, curdannimadiina dhaafay."

Qeexid Kale

Wax aan jilicsanayn; adag. 4. ld gaahi.

Qeexid Xigta

G. ah: gabar inannimmo ku weynaatay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate