Qeexid
"Geed gaab u eg dhafaruurta oo leh laamo dhuudhuuban oo aqallada lagu dhisto."
"Geed gaab u eg dhafaruurta oo leh laamo dhuudhuuban oo aqallada lagu dhisto."
Wadaag:
Miro curdan dhaafid.
Qof doobnimo ku weynaansho. ld gahayrow.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
ld gaahiir 1. Miro aan bislaan, curdannimadiina dhaafay.
G. ah: gabar inannimmo ku weynaatay.
Wax aan jilicsanayn; adag. 4. ld gaahi.
m.l.kh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Gahayr noqosho. ld gahayr.
f.mg1
Wadaag:
Ku g.: talo, amar iwm si qayaxan u diidid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dood loogu xaqsoorayo laba dhinac oo arrin isku haya.
Daw; xaq.
m.dh
Wadaag: