Qeexid
"Miro curdan dhaafid."
Qeexid Xigta
Qof doobnimo ku weynaansho. ld gahayrow.
[-ray, -rtay]
gahayr3 ay
gahayr3 tay
f.mg1"Miro curdan dhaafid."
Qof doobnimo ku weynaansho. ld gahayrow.
Wadaag:
ld gaahiir 1. Miro aan bislaan, curdannimadiina dhaafay.
G. ah: gabar inannimmo ku weynaatay.
Wax aan jilicsanayn; adag. 4. ld gaahi.
m.l.kh
Wadaag:
Geed gaab u eg dhafaruurta oo leh laamo dhuudhuuban oo aqallada lagu dhisto.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Gahayr noqosho. ld gahayr.
f.mg1
Wadaag:
Caaradda ama afka astaan ama midab gaar ah uga yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: