Qeexid
"(c.fal.) Giraan ilays ah oo ku wareegsan dayaxa ama qorraxda marka qorraxda laga dhex arko wiriqaha daruur sare oo khafiif ah oo ku gudban sokadeeda."
"(c.fal.) Giraan ilays ah oo ku wareegsan dayaxa ama qorraxda marka qorraxda laga dhex arko wiriqaha daruur sare oo khafiif ah oo ku gudban sokadeeda."
Wadaag:
Ife samada sare ku sugan, qooraxda iftiin ka qaata, habeenno dhulka ifiya oo bishii hal mar dhulka ku wareega.
Caddo.
m.l
Wadaag:
(-cay, -cday; -yici) Wax baylihin ama xannaana xumayn. ld daayac2.
f.g1
Wadaag:
Nooc kalluunka badda ka mid ah.
G. ah (nirig): aan weli ababin oo caana keliya ku nool.
m.l
Wadaag:
Mullaax mayrax ah oo naasaha geela looga xero si aan qaanku u nuugin.
G. ah: hal ilmihii ka dhinteen ama laga qalay oo irmaan oo igarnimo lagu maalo.
m.dh
Wadaag: