Qeexid
"Nuur dayaxa isku wareejiya."
Qeexid Kale
Shay wax lagu xafido (sida seef, billaawe iwm).
Qeexid Xigta
Buqshad.
"Nuur dayaxa isku wareejiya."
Shay wax lagu xafido (sida seef, billaawe iwm).
Buqshad.
Wadaag:
Qof laga badiyey turub wajiga dambas, nuurad iwm ka marin.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Haweeney aan muslin ahayn.
Haweeney aan raxmad lahayn; gaalad.
Hab; dabeecad.
m.dh
Wadaag:
Nafley dheddig gooloobid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Cid tabar yar taakulo siin iyada oo la tukubinayo.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Qayb ka mid ah mindhicirta nafleyda.
Qayb ka mid ah debinka ugaarta loo dhigo.
m.dh
Wadaag:
Qof dhintay, qabri u hoyasho.
U g.: wax sababtiisa awgeed u dhimo.
f.mg1
Wadaag:
(f.g) Wax dhexdi ama gudihii gaarid.
(f.g) Arrin, hawl iwm wax ka qabasho.
(f.mg) Ka g.:god muhiim ah qof uga hor marid (shax). 4. (f.mg) U g.: shisheey isu dhiibid. 5. (f.mg) U g.: cid maqan howl u qabasho. 6. (f.mg) U g.: cid meel ugu gabbasho. 7. (f.mg) Ku g.: Wax laga quustay heliddooda noqosho (baadi).
f.g
Wadaag:
Meel godan oo biyo ku jiraan.
Warqad adag oo xaashiya lagu kaydiyo; fayl.
m.l
Wadaag:
Cudur ku dhaca xubnaha taranka ee dadka, oo keena dhabar xanuun iyo dhalmo la'aan; jabto.
Dabayl xoog leh.
Gebi tog.
m.l
Wadaag:
Galab carraabid.
Tegid aan soo noqosho lahayn sameyn.
Aqalgelid (guur).
f.mg3
-baday, -batay
Wadaag:
(galti/-iyo, m.dh) Qof tegay degaan uusan dhaqankiisa aqoon.
m.l
Wadaag:
Aroos aqalgeyn.
Cid meel aadeysa sagootin. ld gelbi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: