Qeexid
"(f.g) Wax dhexdi ama gudihii gaarid."
Qeexid Kale
(f.mg) Ka g.:god muhiim ah qof uga hor marid (shax). 4. (f.mg) U g.: shisheey isu dhiibid. 5. (f.mg) U g.: cid maqan howl u qabasho. 6. (f.mg) U g.: cid meel ugu gabbasho. 7. (f.mg) Ku g.: Wax laga quustay heliddooda noqosho (baadi).
Qeexid Xigta
(f.g) Arrin, hawl iwm wax ka qabasho.