Qeexid
Diillin cad oo madaxa idaha bartanka kaga tal.
Qeexid Xigta
Dambas, nuurad iwm oo qof la fooray wejiga laga mariyo.
Diillin cad oo madaxa idaha bartanka kaga tal.
Dambas, nuurad iwm oo qof la fooray wejiga laga mariyo.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Qof laga badiyey turub wajiga dambas, nuurad iwm ka marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax galaali ku taal ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -ltay, -latay
Qeexid: Cid galaal marsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Neef ido ah oo madaxa madow oo foolka calaamad cad ku leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg galaal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Qeexid: (f.g) Wax dhexdi ama gudihii gaarid.
Qeexid Xigta: (f.g) Arrin, hawl iwm wax ka qabasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Ka g.:god muhiim ah qof uga hor marid (shax). 4. (f.mg) U g.: shisheey isu dhiibid. 5. (f.mg) U g.: cid maqan howl u qabasho. 6. (f.mg) U g.: cid meel ugu gabbasho. 7. (f.mg) Ku g.: Wax laga quustay heliddooda noqosho (baadi).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meel godan oo biyo ku jiraan.
Qeexid Xigta: Warqad adag oo xaashiya lagu kaydiyo; fayl.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nuur dayaxa isku wareejiya.
Qeexid Xigta: Buqshad.
Qeexid Kale: Shay wax lagu xafido (sida seef, billaawe iwm).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xarig awrka lagu keeneeyo.
Qeexid Xigta: Weel yar oo biyaha lagu darsado.
Qeexid Kale: Weel dheg leh oo afar litir qaada. 4. Saab digaagga lagu qaado marka la guuraayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Si gaar ah timo u tidcid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Weel macdan ah oo wax lagu shubto.
Qeexid Xigta: Fasal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg galaalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax dildilleyn. ld galgali.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ubad xoolaad oo habartood la maalayo, si uu u nuugo hadba dhan ka soo gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xiddig soo baxa, marka dirirku u dhowaado dayaxa.
Qeexid Xigta: Dheddig gool noqotay (xoolo).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Nafley dheddig gooloobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: Cid waxyeelladeeda sabab u noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg galaalgali. ld galgalin, galgalis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Haweeney aan muslin ahayn.
Qeexid Xigta: Haweeney aan raxmad lahayn; gaalad.
Qeexid Kale: Hab; dabeecad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg galaalan. ld galaalnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]