Qeexid
"eeg galaangali. ld galaangalis, galgalin, galgalis."
"eeg galaangali. ld galaangalis, galgalin, galgalis."
Wadaag:
Wax dildilleyn. ld galgali.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xarig awrka lagu keeneeyo.
Weel yar oo biyaha lagu darsado.
Weel dheg leh oo afar litir qaada. 4. Saab digaagga lagu qaado marka la guuraayo.
m.l
Wadaag:
Si leexleexasho oo wax xamaaranaya u socod.
Dabayl.
m.dh
Wadaag:
Wax dildilleyn. ld galgali.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Cayil ama dhereg la socon waayid.
f.mg1
Wadaag: