Qeexid
"Cid fal xun oo lagu sameeyey istaahilid."
[-saday, -satay]
galabs aday
galabs atay
f.mg3"Cid fal xun oo lagu sameeyey istaahilid."
Wadaag:
Ku g.: galab meel joogid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(f.g) Wax dheer, wax gaaban ka dhigasho.
(f.mg) Codka g.: cod hoos u dhigid.
(f.mg) Ka g.: wax ka tanaasulid.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Wax ordaya fuulid.
Faras fuulid iyadoo aan rakaabka cagta la saarin.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Cid garab ka dhigasho.
Wax garab saarasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax si dhaqso ah u cabbid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax sii dhammaanaya oo wax yar ka dambeeyaan noqosho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Galabnimada inteeda dambe ee qorraxdhaca ka horreysa. ld galab- gaabad.
m.l
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Waran af ballaaran oo birtiisu wada soofeysantahay.
m.l
Wadaag:
Faa'iido badan helid.
Nin, gabar uu guursaday oo aan ciddeedu dhisin kaxaysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: