Qeexid
"Wax iftiin badan oo indhaha dhibeya leh ahaansho."
[-leeyay, -leysay]
galacle eeyay
galacle eysay
f.mg2"Wax iftiin badan oo indhaha dhibeya leh ahaansho."
Wadaag:
Indhaha oo la kala hayo hadba meel eegid. ld ilbaclee.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Wax gal ku ridid.
Shax badin.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Roob hillaac bixin. ld walaclee.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Waran af ballaaran oo birtiisu wada soofeysantahay.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Eegid marba meel la eego iyadoo indhaha la kala hayo. ld ilbalacle.
m.l
Wadaag:
Socod cagajiid ah oo aan qasad lahayn samayn.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
eeg ilgalaaclee. ld ilbalacleyn, ilbalacleys, ilgalacleys.
m.f.dh
Wadaag: