Qeexid

"Dabayl qabow oo ka soo horreysa roobka; saxansaxo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga galangal oo kali ah:
  • Waxaan ku sugan nahay xaalad Muqdisho oo aan la moodin Magaalo-mdax balse ay u ekaatay galangal iyo guri ba’ay.