Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) Cayil ama dhereg la socon waayid."
"(-oobay, -owday; -oobi) Cayil ama dhereg la socon waayid."
Wadaag:
Si leexleexasho oo wax xamaaranaya u socod.
Dabayl.
m.dh
Wadaag:
Wax dildilleyn. ld galgali.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg galaangali. ld galaangalis, galgalin, galgalis.
m.f.dh
Wadaag:
Wax galaali ku taal ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Dhibaato la kulmid.
U g.: qof cadow ah ka xoog badan oo aan u tureyn gacantiisa gelid.
f.mg1
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Waran af ballaaran oo birtiisu wada soofeysantahay.
m.l
Wadaag: